Dowlada Iran oo Eedeyn la xariirta Cudurka Caronavirus u jeedisay dowlada Mareykanka

Dalka Shiinaha iyo wadamo badan oo caalamka kuyaala ayaa dagaal adag kula jira sidii looga hortagi lahaa in uu sii faafo cudurka halista badan ee Caronavirus, kaa oo galaaftay nolosha dad badan kuwa kalana ay hada la il daran yihiin. Iran ayaa kamid ah wadamada uu cudurkan halista badan gaaray, waxaana la xaqiijiyay in dad … Continue reading Dowlada Iran oo Eedeyn la xariirta Cudurka Caronavirus u jeedisay dowlada Mareykanka